About
| Magaceygu waa Muktar Yusuf waxaan ku noolahay magaalda Stockholm ee wadanka Sweden waxaan ahay arday barta habka loo dhiso ama sameeyo websityada. |
Websitekan waxaan u furay inaan idin kula wadaagu qofkii doonaya in uu barta habka loo sameeyo website yada / ilaa mustaqbalka waxaan idin iula wadaagi doon sida loo sameeyo mobile apps iyo desktop apps
